Repeat off

1

Repeat one

all

Repeat all

News
08 October 2018, 00:34
Cayaaryahan Cristiano Ronaldo ayaa laga reebay labada cayaar ee soo socota ee xulka dalka Portugal, xilli laacibkan weyn uu Mareykanka ku wajahayo eedyemo la xiriira kufsi.
08 October 2018, 00:34
Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay Munaasabadda lagu daah furayay Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka (UPD) iyo caleema saarka Guddoomiyaha KMG ee Xisbigaas Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya.
08 October 2018, 00:34
Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansoor, ayaa maanta magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay kaga dhaawqay inuu yahay musharax u taagan xilka madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed.
08 October 2018, 00:34
Barnaamijka faaqidaadda waxaan toddobaadkan ku eegeynaa saameynta go’aannada kasoo baxa shirka EPRDF ay ku yeelan karaan mustaqbalka gobolka Soomaalida ee dalka Ethiopia.
08 October 2018, 00:34
  WASHINGTON. D.C — Dhegayso Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha oo ay idin la socodsiinayaan Caasha Cuud iyo Ibraahim Daandurey.  
08 October 2018, 00:34
Ku soo dhawaada barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, oo uu inoo soo jeedinaayo Jamaal Axmed Cismaan.
08 October 2018, 00:34
WASHINGTON DC- Mudooyinkii u danbeeyey gobolka geeska Africa waxa ka dhacayay isbadalo isdaba joog ah oo qaarkood ay lama filaan ahaayeen sida colaadii dhex taalay dalalka Ethiopia iyo Eritrea, waxaanay dadka qaar qabaan in isbadalaasi ay dabada ay gacan ku lahaayeen quwado aan ahayn dalalkani. Hadaba maxay isbadalaadaasi ku soo biirin karaan siyaasada geeska? sidoo kale Soomaalida oo leh dhaqan soojireen ah oo ay ku soo caano maaleen , siyaasada iyo dhaqanku ma yihiin laba isla jaanqaadi kara? Wariyaha VOA  Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa arimahaasi ka waraysatay Abiib Axmed Xirsi oo ka shaqeeya arimaha nabada iyo xalinta khilaafaadka islamarkaana ka mid ah aasaasayaasha urur maxali ah oo lagu magacaabo CCBRS kana hawlgala Somaliland oo Studio-ga VOA ee Wshington nagu soo booqday.  
08 October 2018, 00:34
WASHINGTON. D.C — Dhageyso Barnaamijka Caweyska Washington, waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Cabdixakim Maxamuud Shirwac.
08 October 2018, 00:34
Mas’uuliyiinta dalka Turkiga ayaa laga soo xigtay inay aamisan yihiin in la dilay suxiga Jamala Khashoggi oo u dhashay dalka Sucuudiga oo la waayey afar maalmood ka hor
08 October 2018, 00:34
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha, todobaadkan waxa uu ku saabsan yahay: Xadgudubyada loo geysto Haweenka. Waxaa ku marti ah Batuulo Sh. Axmed Gabballe, Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka.  
15 April 2018, 23:18
Xiisad colaadeed ayaa wali ka jirta degaanno hoostaga degmada Maxaas ee dobalka Hiiraan.
15 April 2018, 23:18
Barnaamijka Dhacdooyinka ee Toddobaadka waxaad ku dhageysan doontaas qoddobo ay ka mid yihiin khilaafkii baarlamaanka Somalia iyo qoddobo kale.
15 April 2018, 23:18
Ku soo dhawaada barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, oo aan ku eegeyno xiisaddii baarlamaanka Soomaaliya ka dhaxeysay waayadan, iyo waxa uu khilaafkaasi uga dhigan yahay dowladnimada Soomaaliya.
15 April 2018, 23:18
Barnaamijka Martida waxuu todobaadkan xoogga saarayaa khilaafkii Baarlamaanka ee uu ku baxay gudoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Cusman Jawaari.
15 April 2018, 23:18
Ra'iisal Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Kheyre ayaa shir-guddoomiyey kulan lagaga hadlayey amniga Muqdisho oo ay qeyb ka ahaayeen taliyeyaasha ciidamada iyo guddoomieyaasha degmooyinka Muqdisho
15 April 2018, 23:18
Abwaan Naciimo Qorane ayaa maanta maxkamad ku taalla magaalada Hargeysa waxay ku xukuntay 3 sano oo xadhig ah, kadib markii maxkamaddu ay sheegtay in lagu helay danbi ah hadallo cay ah oo ka dhan ah Somaliland.
15 April 2018, 23:18
Magalaada Muqdisho waxaa lagu soo gabagabeeyay shir caalami ah oo laba maalin socday, shirkan oo ay ka soo qaybgaleen culumaa'uddiinka ahlu Sunnah wal Jamaaca ee qaar dalalka Muslimka ah.
15 April 2018, 23:18
Wasiirka Arrimaha dibadda ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay inuu jiro wada hadal toos ah oo ka dhex bilowday Somaliya iyo Imaaraadka Carabta.
15 April 2018, 23:18
Dalka Imaaraadka Carabta ayaa war qoraal ah oo uu shalay soo saaray ku sheegay inuu kala diray barnaamijkii tababarka milatari ee uu u fidin jiray ciidamada Somaliya.
15 April 2018, 23:18
Warar ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan booliiska, qaybta baarista lagu dilay degmada Yaaqshiid. Sarkaalkan ayaa ka tirsanaa xarunta CID waxaana goobta ka baxsaday kooxdii dilka geesatay.