Repeat off

1

Repeat one

all

Repeat all

Waraysi Ku Saabsan Isbadalada Gobolka Geeska Afrika.
Photo #313 08 October 2018, 00:34
WASHINGTON DC- Mudooyinkii u danbeeyey gobolka geeska Africa waxa ka dhacayay isbadalo isdaba joog ah oo qaarkood ay lama filaan ahaayeen sida colaadii dhex taalay dalalka Ethiopia iyo Eritrea, waxaanay dadka qaar qabaan in isbadalaasi ay dabada ay gacan ku lahaayeen quwado aan ahayn dalalkani. Hadaba maxay isbadalaadaasi ku soo biirin karaan siyaasada geeska? sidoo kale Soomaalida oo leh dhaqan soojireen ah oo ay ku soo caano maaleen , siyaasada iyo dhaqanku ma yihiin laba isla jaanqaadi kara? Wariyaha VOA  Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa arimahaasi ka waraysatay Abiib Axmed Xirsi oo ka shaqeeya arimaha nabada iyo xalinta khilaafaadka islamarkaana ka mid ah aasaasayaasha urur maxali ah oo lagu magacaabo CCBRS kana hawlgala Somaliland oo Studio-ga VOA ee Wshington nagu soo booqday.  

Do you like the page?

Would you like to share the page with your friends?

Would you like to write a comment on the page?